HomeCaalamkaLabaatameeyo qof oo ku geeriyootay shil ka dhacay dalka Kaamiruun

Labaatameeyo qof oo ku geeriyootay shil ka dhacay dalka Kaamiruun

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ugu yaraan 30 qof aya ku geeriyootay, 5 kalena wey ku dhaawacmeen Bas ku qalibmay Bartamaha dalkaasi, sida ay Boliska shaaciyeen. Guddoomiyaha Gobalak Bartamaha ee dalkaasi, Naseri Paul Bea ayaa sheegay inuu Bas ku dhacay Webi ku yaalla Degmadda Boutorou, xilli uu Baska ku socdaalayey waddo isku xirta Caasimadda Siyasaadeed ee dalkaasi ee YAOUNDE iyo […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 30 qof aya ku geeriyootay, 5 kalena wey ku dhaawacmeen Bas ku qalibmay Bartamaha dalkaasi, sida ay Boliska shaaciyeen.

Guddoomiyaha Gobalak Bartamaha ee dalkaasi, Naseri Paul Bea ayaa sheegay inuu Bas ku dhacay Webi ku yaalla Degmadda Boutorou, xilli uu Baska ku socdaalayey waddo isku xirta Caasimadda Siyasaadeed ee dalkaasi ee YAOUNDE iyo caasimadda Gobalka Galbeed ee Bafusaam.

- Advertisement -

Shilalka ka dhacay dalkaasi ayaa la sheegay inay caadi yihiin, iyadoo ay 1,500 qof sannad kasta ku geeriyoodaan shilalka gaadiidka ee ka dhaca dalkaasi, sida ay sheegtay Wasaaradda Gaadiidka ee dalka Kamiruun.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories