HomeCaalamkaDiplomaasiyiin u dhashay Iiraan oo laga masaafuriyey Holland.

Diplomaasiyiin u dhashay Iiraan oo laga masaafuriyey Holland.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Hay’adda Sirdoonka dalka Holland ee AVD ayaa sheegtay in 2 ka tirsan Shaqaalaha Safaaradda Iiraaan ku leedahay dalkaasi la soo masaafuriyey Hollamd. Afhayeenka Sirdoonka dalkaasi ayaa xaqiijiyey Masaafurintaasi, balse waxa u uka gaabsaday inuu bixiyo faahfaaahin kale Tallaabadan ayaa ku soo beagantay iyadoo dowladad Austria sheegtay inay Xasaanadda Diplomaasiyadeed ka xayuubin doonaan Sarkaal ka tirsan […]

- Advertisement -

Hay’adda Sirdoonka dalka Holland ee AVD ayaa sheegtay in 2 ka tirsan Shaqaalaha Safaaradda Iiraaan ku leedahay dalkaasi la soo masaafuriyey Hollamd.

Afhayeenka Sirdoonka dalkaasi ayaa xaqiijiyey Masaafurintaasi, balse waxa u uka gaabsaday inuu bixiyo faahfaaahin kale

- Advertisement -

Tallaabadan ayaa ku soo beagantay iyadoo dowladad Austria sheegtay inay Xasaanadda Diplomaasiyadeed ka xayuubin doonaan Sarkaal ka tirsan Safaaradda Iiraan oo dhawaan lagu qabtay dalka Jarmalka.

Ergayga Dowladda Iiraan u jooga caasimadda dalka Austria ee VIENNA, Asadullaahi Assadi ayaa la xiray qorshey la doonayey in lagu qarxiyo Dhismo ay ku shiri lahaayeen Mucaaradka Iiraan oo ku yaalla dalka Faransiiska.

Ilo ku dhow Midowga Europe ayaa lagu sheegay  inuu Asadullaahi Assadi xubin ka yahay Sirdoonka Iiraan, isla markaana ay Boliska Caalamiga ee INTERPOL badai-goobayeen Diplomaasigaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories