HomeCaalamkaAkhriso:-Magacyada Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradaha A/Gudaha iyo Amniga oo ku geeriyooday ...

Akhriso:-Magacyada Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradaha A/Gudaha iyo Amniga oo ku geeriyooday weerarka Maanta

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Waxaa isasoo taraya khasaaraha ka dhashay weerarkii ismiidaaminta ku bilaawday ee lagu qaaday Xarumaha Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga oo ku yaalla Isgoyska Sayidka ee Magalada Muqdisho. Dad isugu jira Shacab,Ciidan iyo masuuliyiin ka tirsanaa Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga ayaa weerarkaas ku waxyeeloobay kuwaas oo qaarkood la soo sheegayo in ay geeriyoodeen. Warar ay […]

- Advertisement -

Waxaa isasoo taraya khasaaraha ka dhashay weerarkii ismiidaaminta ku bilaawday ee lagu qaaday Xarumaha Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga oo ku yaalla Isgoyska Sayidka ee Magalada Muqdisho.

Dad isugu jira Shacab,Ciidan iyo masuuliyiin ka tirsanaa Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga ayaa weerarkaas ku waxyeeloobay kuwaas oo qaarkood la soo sheegayo in ay geeriyoodeen.

- Advertisement -

Warar ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in dadka ku waxyeeloobay ee ka tirsan Wasaaradaha Arrimaha gudaha iyo Amniga ay ka mid yihiin Maxamed Axmed Ilkacase oo geeriyooday kaas oo tirsanaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha marna soo noqday Xoghayaha Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Dowladdii Madaxweyne Xaan Sheekh Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa.sidoo kale  Liibaan Cusmaan oo ka mid ah Agaasime waaxeedyada Wasaaraddaiyo sidoo kale Agaasimaha Waaxda Amniga ee Wasaaradda uu ku dhaawacmay kaas oo lagu Magacaabo Siyaad.

Wararkii u dambeeyey ee haatan na soo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in weli gudaha Xarunta Wasaaradda Arrimaha laga maqlayo rasaas,waxan Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ay sheegtay in uu socdo howlgal lagu soo afjarayo weerarkaas.

Latest stories