HomeCaalamkaImaaraadka oo looga digay faragelin uu ku sameeyo Soomaaliya

Imaaraadka oo looga digay faragelin uu ku sameeyo Soomaaliya

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa toddobaadkan meel mariyay qaraar ku saabsan xaaladda dalka Soomaaliya. Qaraarkan ayaa waxyaabaha ku qornaa waxaa ka mid ah mowqifkii dhex-dhexaadnimo ee ay Somalia ka istaagtay xiisadda Khaliijka oo lagu sheegay uu dhaliyay in dalalka Imaaraadka iyo Sacuudigu ay joojiyeen lacagtii ay siin jireen Somalia, iyagoo ku ciqaabaya go’aanka Somalia. Baarlamaanka ayaa […]

- Advertisement -

Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa toddobaadkan meel mariyay qaraar ku saabsan xaaladda dalka Soomaaliya.

Qaraarkan ayaa waxyaabaha ku qornaa waxaa ka mid ah mowqifkii dhex-dhexaadnimo ee ay Somalia ka istaagtay xiisadda Khaliijka oo lagu sheegay uu dhaliyay in dalalka Imaaraadka iyo Sacuudigu ay joojiyeen lacagtii ay siin jireen Somalia, iyagoo ku ciqaabaya go’aanka Somalia.

- Advertisement -

Baarlamaanka ayaa dhinaca kale dowladda Imaaraadka ku booriyay inay joojiso falal xasilooni-darro ka abuuri kara Somalia, sidoo kalena ay ixitiraanto madaxbannaanida dhuleed iyo qaranniamada Somalia.

Markii dowladda Soomaaliya ay dhex dhexaad ka noqotay khilaafka Wadamada Khaliijka ayaa waxaa ay saameyn ku yeelatay Soomaaliya,iyada oo uu sababay in Imaaraadka Carabta laga saaro Soomaaliya.

Latest stories