HomeCaalamkaXoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka oo ku wajahan Waqooyiga Kuurya.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka oo ku wajahan Waqooyiga Kuurya.

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Xoghaye Mike Pompeo waxa la filayaa inuu Madaxda dalkaasi kala hadlo Hirgelinta Heshiiskii Taariikhiga ee Madaxweyne Trump iyo Hoggaamiyaha dalkaasi, Kim Jong Un ku heshiiyeen in la baabi’iyo Hubka Nukliyerka ee Waqooyiga Kuurya. Waa socdaalkii 3-aad ee uu Mayk Pompeo ku tago caasimadda dalkaasi ee Biyoonyang. Si uu Madaxda dalkaasi kala xaajoodo sidii Gacanka Kuurya […]

- Advertisement -

Xoghaye Mike Pompeo waxa la filayaa inuu Madaxda dalkaasi kala hadlo Hirgelinta Heshiiskii Taariikhiga ee Madaxweyne Trump iyo Hoggaamiyaha dalkaasi, Kim Jong Un ku heshiiyeen in la baabi’iyo Hubka Nukliyerka ee Waqooyiga Kuurya.

Waa socdaalkii 3-aad ee uu Mayk Pompeo ku tago caasimadda dalkaasi ee Biyoonyang. Si uu Madaxda dalkaasi kala xaajoodo sidii Gacanka Kuurya looga dhigi lahaa goob ka caagan Hubka Nukliyeerka.

- Advertisement -

Safarkiisa waxa uu ku soo beegmay iyadoo ay Hay’addaha Sirdoonka Maraykanka sheegeen inay Waqooyiga Kuurya si qarsoodi ah u sii wataan Barnaamijkodoa Nukliyeerka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories