HomeCaalamkaWasiir hore oo Yuhuudi ah oo lagu soo oogay inuu u basaasayey...

Wasiir hore oo Yuhuudi ah oo lagu soo oogay inuu u basaasayey Iiraan.

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Wasiirkii hore ee Tamarta iyo Kaabayaasha Asaasiga ee Yuhuudda, Gonen Segey ayaa maanta la so otaagay Maxkmaad, isagoo ku eedeysan inuu Dowladda Iiraan u basaasayey. Gonen Segev oo xilkaasi hayey  sannadihii 1995-kii il 1996-kii ayaa lagu soo oogay inay gacan siinayey Cadowga xilligii uu dagaalku socday, isla markaana uu gudbiyey Warbixino waxyeelli karta Ammaanka Yuhuudda. […]

- Advertisement -

Wasiirkii hore ee Tamarta iyo Kaabayaasha Asaasiga ee Yuhuudda, Gonen Segey ayaa maanta la so otaagay Maxkmaad, isagoo ku eedeysan inuu Dowladda Iiraan u basaasayey.

Gonen Segev oo xilkaasi hayey  sannadihii 1995-kii il 1996-kii ayaa lagu soo oogay inay gacan siinayey Cadowga xilligii uu dagaalku socday, isla markaana uu gudbiyey Warbixino waxyeelli karta Ammaanka Yuhuudda.

- Advertisement -

Dhinaca kale,  Wasiirkaasi hore oo ku noolaa dalka Nigeria tan iyo sannadkii 2012-kii waxa la soo qabtay sannadkii hore, isagoo dib loogu soo celiyey Yuhuudda.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories