HomeCaalamkaTurkiga oo Pakistan ka iibinaysa Maraakiib Dagaal.

Turkiga oo Pakistan ka iibinaysa Maraakiib Dagaal.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka Difaaca ee dalka Turkiga, Nuradin Kanikli ayaa maanta sheegay inay 4 Marakiibta Dagaalka ka iibinayaan Ciiddanka Nadda ee dalka Pakistan. Wasiirka oo la hadlay Wakaalladda Wararka dalkaasi ee ANADOLU ayaa sheegay in ay labada Dowladood sannadkii hore kala saxiixdeen Heshiis Is-faham oo ku aadan iibinta Maraakiibtaasi, wuxuuna xusay in Heshiiskaasi yhay kii ugu weynaa […]

- Advertisement -

Wasiirka Difaaca ee dalka Turkiga, Nuradin Kanikli ayaa maanta sheegay inay 4 Marakiibta Dagaalka ka iibinayaan Ciiddanka Nadda ee dalka Pakistan.

Wasiirka oo la hadlay Wakaalladda Wararka dalkaasi ee ANADOLU ayaa sheegay in ay labada Dowladood sannadkii hore kala saxiixdeen Heshiis Is-faham oo ku aadan iibinta Maraakiibtaasi, wuxuuna xusay in Heshiiskaasi yhay kii ugu weynaa ee hal mar lagu iibiyo Maraakiib.

- Advertisement -

Waxa kale oo uu sheegay inay maalin muhiim u tahay Wersahadaha Turkiga ee farsameeya Maraakiibta Dagaalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories