HomeCaalamka(SAWIRO): Tobanaan qof oo kulayl daran ugu geeriyootay dalka Kanada.

(SAWIRO): Tobanaan qof oo kulayl daran ugu geeriyootay dalka Kanada.

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Kulaylka xad-dhaafka ee ka jira mahaalladda  Quwebek ee dalka ayaa la sheegay inay ugu yaraan 17 qof ugu geeriyootay isbuucii la soo dhaafay, sida ay Saraakiisha Caafimaaadka maanta shaaciyeen. 12 ka mid ah waxay ku geeriyoodeen  Gobalka Bariga ee caasimadiisu tahay Monteriyaal. Wargeyska The Tribune waxa uu qoray in 48-kii saacadodo ee la soo dhaafay […]

- Advertisement -

Kulaylka xad-dhaafka ee ka jira mahaalladda  Quwebek ee dalka ayaa la sheegay inay ugu yaraan 17 qof ugu geeriyootay isbuucii la soo dhaafay, sida ay Saraakiisha Caafimaaadka maanta shaaciyeen.

- Advertisement -

12 ka mid ah waxay ku geeriyoodeen  Gobalka Bariga ee caasimadiisu tahay Monteriyaal.

Wargeyska The Tribune waxa uu qoray in 48-kii saacadodo ee la soo dhaafay ay 5 qof ku geeriyootay magaallooyin ku yaalla bariga dalkaasi.

Dhibanayaasha geeriyooday waxay kala ahaayeen dadka waayeelladda, kuwa muddada dheer xanuunsanaa iyo kuwa Maskaxda ka xanuunsan.

- Advertisement -

Heer-kulka dalkaasi ayaa la sheegay inuu gaaray 34 digirii oo Sentigareed oo u dhiganta 94 digirii oo Faranhayt ah.

Sannadkii 2010-kii, ku-dhawaad 100 qof ayaa Kulayl daran ugu geeriyootay nawaaxiga magaalladda Monteriyaal ee dalka Kanada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories