HomeCaalamkaRa’isul-wasaarihii hore ee Australia oo ka hadlay Go’aankii Alshabaab ku mamnuuceen Bacaha.

Ra’isul-wasaarihii hore ee Australia oo ka hadlay Go’aankii Alshabaab ku mamnuuceen Bacaha.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ra’isul-wasaarihii hore ee dalkaasi, Tony Abbot waxa uu shalay shaaciyey Rabitaankiisa ku aadan Weerar cusub oo lagu qaado Dagaalamayaasha Alshabaab. Waxa uu intaasi ku daray in Xillgii uu ahaa Ra’isul-wasaaraha doonayey inuu Tallaabo Milliteri ku burburiyo Alshabaab, si ay dadka Soomaaliyeed ugu noolaadaan Nabad, waa sida uu hadalka u dhigay. Ra’isul-wasaarihii hore ee Australia, Tony […]

- Advertisement -

Ra’isul-wasaarihii hore ee dalkaasi, Tony Abbot waxa uu shalay shaaciyey Rabitaankiisa ku aadan Weerar cusub oo lagu qaado Dagaalamayaasha Alshabaab.

Waxa uu intaasi ku daray in Xillgii uu ahaa Ra’isul-wasaaraha doonayey inuu Tallaabo Milliteri ku burburiyo Alshabaab, si ay dadka Soomaaliyeed ugu noolaadaan Nabad, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Ra’isul-wasaarihii hore ee Australia, Tony Abbot oo xilkaasi hayey sannadihii 2013-kii ilaa 2015-kii waxa uu tilmaamay inuu dib uga laabtay go’aankaasi, kadib, markii uu garwaaqsaday inaysan Australia ka qeyb gelinHawlgalladda lagula dagaalamayo Xarakadda Alshabaab.

Tony Abbot waxa kale uu ka hadlay Go’aankii ay Alshabaab dhawaan ku mamnuuceen Isticmaalka Bacaha oo khatar u ah dadka iyo xoolaha, wuxuuna xusay  inuu rajo-laawe noqonayo, haddii uu Talo lagu badbaadinayo Caalamka ka qaato dad noocaas oo kale, waa sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaarihii hore ee Australia, Tony Abbot waxa uu isagu horey u soo jeediyey in bacaha laga mamnuuco magaalladda Woolworths ee dalka Australia, balse waxa uu haatan ka soo horjeestay Aragtidaasi. inkastoo Go’aankaasi maanta ka ka dhaqan galayo   Woolworths.

- Advertisement -

In ka badan 3.9 billion oo bacaha lagu adeegto ayaa la sheegay in sannad kasta laga isticmaalo dalkaasi,

Xigasho: http://thebigsmoke.com.au

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories