HomeCaalamkaMadaxweyne Farmaajo oo gaaray Jabuuti,si uu uga qeybgalo shirka dhacaya dalkaas

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Jabuuti,si uu uga qeybgalo shirka dhacaya dalkaas

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow waxa ay gaareen dalka Jabuuti. Madaxweynaha oo ay safarkiisa ku wehlinayaan Xildhibaano,iyo Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa waxaa soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowladda Jabuuti. Madaxweyne Farmaajo ayaa dalka Jabuuti waxa uu uga qeybgeli doonaa shir looga hadlayo arrimaha Dhaqaalaha Afrika iyo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow waxa ay gaareen dalka Jabuuti.

Madaxweynaha oo ay safarkiisa ku wehlinayaan Xildhibaano,iyo Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa waxaa soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowladda Jabuuti.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo ayaa dalka Jabuuti waxa uu uga qeybgeli doonaa shir looga hadlayo arrimaha Dhaqaalaha Afrika iyo Shiinaha,waxaana goobjoog shirkaasi ka noqonaya madaxda Wadamo badan oo afrikan ah iyo Wakiilo metelaya dowladda Shiinaha.

Shirkaan ayaa diirada lagu saarayaa sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha Wadamada Afrika,iyo sidii dowladda Shiinaha ay ay maalgashi uga sameysan laheyd.

Latest stories