HomeWararDhageyso:-Maamulka degmada Matabaan oo kala qaaday Maleeshiyaad dagaalamay

Dhageyso:-Maamulka degmada Matabaan oo kala qaaday Maleeshiyaad dagaalamay

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Maamulka degamda Mataaban ee Gobolka Hiiraan ayaa faah faahiyey qorsho ay ku kala qaadeen laba Maleeshiyo Beeleed oo saacadihii la soo dhaafay ku dagaalamay deegaano hoostaga degmadaas. Guddoomiye ku xigeenka degmada Matabaan Cabdullahi Xaashi oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in ay tageen goobtii uu dagaalka ka dhacay,isla markaana ay ku guuleysteen in ay xabad […]

- Advertisement -

Maamulka degamda Mataaban ee Gobolka Hiiraan ayaa faah faahiyey qorsho ay ku kala qaadeen laba Maleeshiyo Beeleed oo saacadihii la soo dhaafay ku dagaalamay deegaano hoostaga degmadaas.

Guddoomiye ku xigeenka degmada Matabaan Cabdullahi Xaashi oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in ay tageen goobtii uu dagaalka ka dhacay,isla markaana ay ku guuleysteen in ay xabad joojin kala dhex dhigaan.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in ka maamul ahaan ay sidoo kale kala qaadeen labadii maleeshiyo beelood,taas oo sababtay in ay suurtagasho in la dhex dhigo xabad joojin rasmi ah sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale waxa uu beeniyey warar sheegayay in maamulka magalada Matabaan ee gobolka Hiiraan uu qeyb ka yahay dagaalkaas,waxa uuna sheegay in halka lagu dagaalamayo uu yahay dhul miiyi ah,isla markaana maamulka waan waan kaliya uu u tegeen.

Shalay aroortii hore ayaa waxaa daagaal uu laba maleeshiyo beelood uu ku dhexmaray Tuulada Bacaha ee Dagmada Matabaan,waxana ku geeriyooday laba ruux halka laba kale ay ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiye ku xigeenka degamda Matabaan.

Latest stories