HomeCaalamkaWiil uu dhalay Hoggaamiyaha Kooxda Daacish oo la dilay.

Wiil uu dhalay Hoggaamiyaha Kooxda Daacish oo la dilay.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wakaalladda Wararka u faafisa Kooxda Daacish ee AMAQ ayaa sheegtay in Xudayfa Al-badri oo ah Wiilka uu dhalay Hoggaamiyaha Daacish, Abubakar Al-baqdaadi lagu dilay duqeyn ka dhacay magaalladda Xomas oo ku taalla Galbeedka dalka Syria. Wakaalladdu waxay ku eedeeysay Milliteriga Raashiya iyo Qabiilka Claawiyiinta ee uu ka soo jeedo Madaxweynaha dalkas Syria ka dambeeyeen Duqeyntaasi […]

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka u faafisa Kooxda Daacish ee AMAQ ayaa sheegtay in Xudayfa Al-badri oo ah Wiilka uu dhalay Hoggaamiyaha Daacish, Abubakar Al-baqdaadi lagu dilay duqeyn ka dhacay magaalladda Xomas oo ku taalla Galbeedka dalka Syria.

Wakaalladdu waxay ku eedeeysay Milliteriga Raashiya iyo Qabiilka Claawiyiinta ee uu ka soo jeedo Madaxweynaha dalkas Syria ka dambeeyeen Duqeyntaasi oo ka dhacday Saldhigga Korontada rr magaalladda Xomos.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Daacish waxay Websaytkooda ku soo bandhigeen Sawirka Xudeyfi oo  ilmo yar oo  qori wata, balse Wakaalladu ma sheegin xilliga la dilay iyo haddii uu Nin Dhallinyaro ahaa Xudeyfi Al-badri markii la dilayey.

Dhinaca kale, Hoggaamiyaha Daacish, Abubakar Al-baqdaadi ayaan la ogeyn halka uu ku daambeeyey, iyadoo warar hore sheegeen in la dilay ama la dhaawacay.

Farriintii ugu dambeysay ee uu Hoggaamiyaha Daacish soo duubo ayaa la baahiyey bishii September ee sannadkii hore, balse ilaa iyo hataan lama oga halka uu ku dhuumaalaysanayo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories