HomeWararSawirro:-Wafdi ka socda Qatar oo Hobyo u tegay Maalgashiga dekada Magaaladaas

Sawirro:-Wafdi ka socda Qatar oo Hobyo u tegay Maalgashiga dekada Magaaladaas

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wafdiga ka socday Dowladda Qatar ayaa safarkooda Magalada Hobyo,waxa ku wehlinaya Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee baarlaamanka Soomaaliya,waxaana ay halkaasi u tageen sahmin ay ku sameyn doonaan dhismaha ku socda dekada Hobyo iyo arrimo kale. Wafdiga ayaa kormeer ku tagay halka laga dhisayo dakada hobyo uu dhawaan […]

- Advertisement -

Wafdiga ka socday Dowladda Qatar ayaa safarkooda Magalada Hobyo,waxa ku wehlinaya Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee baarlaamanka Soomaaliya,waxaana ay halkaasi u tageen sahmin ay ku sameyn doonaan dhismaha ku socda dekada Hobyo iyo arrimo kale.

Wafdiga ayaa kormeer ku tagay halka laga dhisayo dakada hobyo uu dhawaan uu dhagax dhigay Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo,kadib booqashadii uu ku tegay.

- Advertisement -

Sidoo kale inta ay ku sugan yihiin wafdiga ka socda Wasaarada dekadaha Dowladda Qatar waxa ay booqan doonaan dhowr goobood oo ka tirsan Xeebta Magalada Hobyo,waxana sidoo kale dhawaan la filayaa in ay booqdaan dekada degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Latest stories