HomeWararLaba ruux oo ku geeriyootay Dagaal Beeleed ka dhacay degaano ka tirsan...

Laba ruux oo ku geeriyootay Dagaal Beeleed ka dhacay degaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Wararka naga soo gaaraya degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in markale deegaano hoostaga degmadaas uu ka bilaawday dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo halkaasi wada dega. Dagaalkaas oo ah mid soo laab laabtay ayaa saakay waxa uu ka dhacay Tuulada Bacaha oo hoostagta degmada Matabaan,waxana lagu soo waramyaa in uu […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in markale deegaano hoostaga degmadaas uu ka bilaawday dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo halkaasi wada dega.

Dagaalkaas oo ah mid soo laab laabtay ayaa saakay waxa uu ka dhacay Tuulada Bacaha oo hoostagta degmada Matabaan,waxana lagu soo waramyaa in uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay dagaalkaas.

- Advertisement -

Dagaalkaas ayaa daba jooga fal isugu jira  boob iyo dil shalay iyo saakay ka dhacey tuulooyin u dhow dagmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Inta la ogyahay 2 qof ayaa ku dhimatey 2 kalena waa ay ku dhaawacmeen,sida ay sheegeen dadka deegaanka,waxaana weli halkaasi laga dareemayaa xaalad kacsanaan ah.

Ciidamada Maamulka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa ku baxay Maleeshiyaadka daagalamaya,kuwaas oo doonaya in ay kala qaboojiyaan maleeshiyaadka dagaalamaya.

Latest stories