HomeCaalamkaHoggaamiye ku-xigeenkii hore ee Al-Shabaab oo Muqdisho ku soo laabtay,kadib markii uu...

Hoggaamiye ku-xigeenkii hore ee Al-Shabaab oo Muqdisho ku soo laabtay,kadib markii uu soo gutay Cumrada

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo mar ka mid noqday hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab balse markii dambe isku-soo dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta magalada Muqdisho dib ugu soo laabtay. Muqtaar Roobow ayaa ku maqnaa dalka dibadiisa,isaga oo soo gudanayay cumrada ,waxa uuna ka mid ahaa Kumanaanka Muslimiinta ah ee Sanadkaan Cumrada aaday. Muqtaar Roobow ayaa tan […]

- Advertisement -

Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo mar ka mid noqday hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab balse markii dambe isku-soo dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta magalada Muqdisho dib ugu soo laabtay.

Muqtaar Roobow ayaa ku maqnaa dalka dibadiisa,isaga oo soo gudanayay cumrada ,waxa uuna ka mid ahaa Kumanaanka Muslimiinta ah ee Sanadkaan Cumrada aaday.

- Advertisement -

Muqtaar Roobow ayaa tan iyo markii uu shaaciyey in uu ka baxay Al-Shabaab kuna soo biiray dowlada Soomaaliya waxa uu tegay deegaano badan oo ka tirsan gobolada Baay iyo Bakool,waxana sidoo kale deegaano ka tirsan Gobolka Bakool uu dagaal culus kula galay Al-Shabaab.

Dhowr mar uu Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu Eedeyn u jeediyey Saxiibadiisii hore ee Al-Shabaab,isaga oo sheegay in uu diyaar u yahay inuu la-dagaalamayo.

Latest stories