HomeWararDuqa Muqdisho oo amray dadka isla leh Xoolaha Wadooyinka dhexjooga in...

Duqa Muqdisho oo amray dadka isla leh Xoolaha Wadooyinka dhexjooga in ay todobaadyo uga saaraan(Wareegto)

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wareegto ka soo baxday Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa waxaa digniin laga soo saaray dadka xoolaha Magaalada dhexdeeda ku soo daaya,taas oo la sheegay in ay dhibaato ku heyso billicda Magalada. Wareegtada ayaa waxaa la ogeeysiiyey Hay’adaha amniga iyo guddoomiyeyaasha 17 degmo ee Gobolkan Banaadir,waxana digniin loogu diray dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa waxaa digniin laga soo saaray dadka xoolaha Magaalada dhexdeeda ku soo daaya,taas oo la sheegay in ay dhibaato ku heyso billicda Magalada.

Wareegtada ayaa waxaa la ogeeysiiyey Hay’adaha amniga iyo guddoomiyeyaasha 17 degmo ee Gobolkan Banaadir,waxana digniin loogu diray dadka iskaleh Xoolaha Magalada mararka qaar lagu arko ,iyada oo lagu wargeliyey in la mamnuucay in Xoolaha lagu soo daayo Magalada.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa dadka xoolaha leh lagu amray in mudo laba todobaad ah ay fursad u heystaan in ay Xoolaha WAdooyinka  kaga saaraan,hadii sidoo kale Saddex jeer laga soo dacwoodo xoolahaas lala wareegi doono.

Hoos Ka Akhriso Wareegatada ka soo baxday Duqa Muqdisho oo dhameystiran.  

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts