HomeCaalamkaRa’isul-wasaarihii hore ee dalka Malaysia oo loo xiray xatooyo Maaliyadeed.

Ra’isul-wasaarihii hore ee dalka Malaysia oo loo xiray xatooyo Maaliyadeed.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Warbaahinta Dowladda dalkaasi ayaa maanta shaacisay in Najiib Razaaq lagu xiray magaalladda Kuwaala Lambuur, isagoo lagu eedeynayo inuu lunsaday dhan 1 million oo Lacagta dalkaasi, oo u dhiganta USD 11.73 billion) oo Dollar. Qareenka Qoyska Najoob Razaaq oo maanta la hadlay Telefishinka Channel News Asia waxa uu sheegay in Ra’isul-wasaarihii hore berri lagu soo oogi […]

- Advertisement -

Warbaahinta Dowladda dalkaasi ayaa maanta shaacisay in Najiib Razaaq lagu xiray magaalladda Kuwaala Lambuur, isagoo lagu eedeynayo inuu lunsaday dhan 1 million oo Lacagta dalkaasi, oo u dhiganta USD 11.73 billion) oo Dollar.

Qareenka Qoyska Najoob Razaaq oo maanta la hadlay Telefishinka Channel News Asia waxa uu sheegay in Ra’isul-wasaarihii hore berri lagu soo oogi doono kaalintii uu ku lahaa Lacagtii Maalgelinta ee uu lunsaday.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Hay’adda Ka-hortagga Musuqa ee dalkaasi waxay su’aalo weydiisay Riza Casiis oo ehel la ah Ra’isul-wasaaraha, isla markaana ah  Filim Soo-saare ka tirsan Shirkadda Aflaantasameysa ee  Hollywood ee laga leeyahay dalka Maraykanka.

Baarayaasha Maraykanka waxay sheegeen inuu Riza Casiis lacagta la dhacay uu ku maalgeliyey Filimo ay Shirkadda Hollywood soo saartay.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories