HomeWararMadaxweynaha Soomaalida Itoobiya: "goob shidaal laga helay buu shaqsi iska haystaa"

Madaxweynaha Soomaalida Itoobiya: “goob shidaal laga helay buu shaqsi iska haystaa”

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Waxaa jira ceelal shidaal ah oo aysan wax war ah ka hayn Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, sida uu sheegay madaxweynaha Cabdi Maxamuud Cumar Muuqaalkan oo baraha bulshada dhex socda ayuu madaxweynuhu ku qirayaa in uu jiro aag shidaal dhooban yahay oo uusan waxba kala soconin hawsha ka socota. Isaga oo arrintaas ka hadlaya ayuuna yiri […]

- Advertisement -

Waxaa jira ceelal shidaal ah oo aysan wax war ah ka hayn Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, sida uu sheegay madaxweynaha Cabdi Maxamuud Cumar

Muuqaalkan oo baraha bulshada dhex socda ayuu madaxweynuhu ku qirayaa in uu jiro aag shidaal dhooban yahay oo uusan waxba kala soconin hawsha ka socota.

- Advertisement -

Isaga oo arrintaas ka hadlaya ayuuna yiri “gobolka Jarar oo cobole ah akabaabigeeda (waa eray Amxaari ah oo macnihiisu yahay agagaarkeeda) mid baa iska haysta Tewadhros la dhoho, mooji kaasu”.

Madaxweynaha ayaa intaas sii raaciyay “haddase waa la isaga daba yimid” mana cadda waxa uu ula jeedo.

Madaxweynaha ayaa hadalkaas ka jeediyay xaflad shidaalka loogu dabaaldagayay oo magaalada Qabridahar ka dhacday.

- Advertisement -

Hoos K adhageyso Codka Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Latest stories