HomeCaalamkaFBI-da Maraykanka oo sheegatay inay qabteen Nin Muslim ah oo qarax geysan...

FBI-da Maraykanka oo sheegatay inay qabteen Nin Muslim ah oo qarax geysan lahaa.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hadal ka soo baxay Hay’adda FBI-da ayaa lagu sheegay inay qabteen Nin taageere u ah Ururka Al-qaacida, kaasi oo qorsheynayey inuu qarax geysto berrito oo ku beegan Malainta Xorriyadda Maraykanka, waa sida ay hadalka u dhigeen. Eedeysanaha oo magaciisa lagu sheegay C/raxiim Rafiiq balse horey loo oran jirey Demetrius Nathaniel Pitts ayaa la sheegay inuu doonayey inuu qarax ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Hay’adda FBI-da ayaa lagu sheegay inay qabteen Nin taageere u ah Ururka Al-qaacida, kaasi oo qorsheynayey inuu qarax geysto berrito oo ku beegan Malainta Xorriyadda Maraykanka, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Eedeysanaha oo magaciisa lagu sheegay C/raxiim Rafiiq balse horey loo oran jirey Demetrius Nathaniel Pitts ayaa la sheegay inuu doonayey inuu qarax ka geysto Munaasabadda maalinta Xorriyadda oo berri ka dhici lahayd magaalladda Kelefeland ee Gobalka Ohio, waa sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

FBI-da waxay tilmaamtay inuu Eedeysanaha oo 48-jir ah uu u sheegay Nin dhar cad oo ka tirsan Hay’adda FBI-da inuu doonayo inuu gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa la beegsado xubno ka tirsan Milliteriga iyo Qoysaskooda inta ay socoto Munaasbadda Maalinta Qaranka Mraaykanka oo loo dabaal degi doono berrito oo Arbaco ah, kuna beegan bishan July 4-da.

Eedeyntaasi ayaa ah mid aan loo haynin wax caddaymo ah, waxayna Saraakiisha dharka cad ee  FBI-da inta badan beegsadaan dadka Muslimiinta, si ay ugu soo oogaan Tuhun la xiriira waxa loogu yeero Argagixisada.

FBI-da ma soo bandhigin wax caddayn ah oo muujinaya inuu Ninka Muslimka ee ay xireen uu qorsheynayey falka ay ku eedeeyeen.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee waxaa muuqata in Ninkaasi iyo kuwa kale loo beegsado dadka Islaamka ee ay Haybadda Muslimnimo ee ka muuqato.

 

← Back

Thank you for your response. ✨

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts