HomeWararDEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Magalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Jugta qaraxaan ayaa goordhow waxaa laga maqlay xaafad ka tirsan degmada Waaberi ee Gobolkaan Banaadir,waxana la sheegayaa in qaraxaasi uu ka dhashay khasaaro dhimasho ah. Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay Waaxda Maajo gaar ahaan Xaafada  Afizooni ee degmada Waaberi,waxaana ka soo baxaya Warar kala duwan,wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in uu qarxay gaari […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jugta qaraxaan ayaa goordhow waxaa laga maqlay xaafad ka tirsan degmada Waaberi ee Gobolkaan Banaadir,waxana la sheegayaa in qaraxaasi uu ka dhashay khasaaro dhimasho ah.

Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay Waaxda Maajo gaar ahaan Xaafada  Afizooni ee degmada Waaberi,waxaana ka soo baxaya Warar kala duwan,wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in uu qarxay gaari marayay Xaafada Afizooni oo ku dhow Suuqa Beerta halka wararka qaar ay sheegayaan in uu ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah oo lala bartil maameedsaday gaariga.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyey ilmo yar oo 10 jir ah ayaa qaraxaasi ku dhintay kaas oo ku sugnaa goobta uu qaraxa ka dhacay,sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Waaberi.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa gaaray masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmada,iyaga oo sheegay in ay baaritaan ku sameyn doonaan nooca qaraxa iyo cida lala beegsaday.

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts