HomeCaalamkaTurkiga: Eedeysanayaal ay ku jiraan Saraakiil Milliteri oo la amray in la...

Turkiga: Eedeysanayaal ay ku jiraan Saraakiil Milliteri oo la amray in la soo xiro.

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Dowladda Turkiga ayaa amartay in la soo xiro 68 Eedeysanayaal oo ay Tobanaan Kolonel ku jiraan, kuwaasi oo lala xiriirinayo Fatxullaahi Guleen oo ah Ninkii ka dambeeyey Afgambigii Fashilmay ee dalkaasi ka dhacay sannadkii 2016-kii. Amar ka soo baxay Xafiiska Dacwad-oogaha ee magaalladda Ankara ayaa lagu sheegay in kuwa la soo xirayo ay ku jiraan […]

- Advertisement -

Dowladda Turkiga ayaa amartay in la soo xiro 68 Eedeysanayaal oo ay Tobanaan Kolonel ku jiraan, kuwaasi oo lala xiriirinayo Fatxullaahi Guleen oo ah Ninkii ka dambeeyey Afgambigii Fashilmay ee dalkaasi ka dhacay sannadkii 2016-kii.

Amar ka soo baxay Xafiiska Dacwad-oogaha ee magaalladda Ankara ayaa lagu sheegay in kuwa la soo xirayo ay ku jiraan 49 darajadoodu tahay Gaahsanle-sare-yaal, iyadoo dhanka kale ay Wakaalladda Wararka Turkiga ee ANADOLU sheegtay in 19 Sarkaal lagu soo qabtay Hawlgal lagu beegsaday Ciiddanka Dhulka ee dalkaasi oo ku kala sugnaa 19 Gobal oo ay ku jirto Caasimadda dalkaasi ee Ankara.

- Advertisement -

Dhinaca kale, ilaa 160,000 oo qof ayaa loo xiray Tuhuno la xiriira inay ku lug lahaayeen Afgembigii Fashimay ee dhacay bishii July 15-dii ee sannadkii 2016-kii.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories