HomeCaalamka(SAWIRO): Ra’isul-wasaaraha Ethiopia oo la kulmay Haweeneyda gacan-ku-samayska ee "Sofiya, the Robot".

(SAWIRO): Ra’isul-wasaaraha Ethiopia oo la kulmay Haweeneyda gacan-ku-samayska ee “Sofiya, the Robot”.

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Gabadha caanka ee Gacan-ku-samaynta ee Sofiya ayaa la sheegay inay ugu dambeyn la kulantay Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed Ali, kadib, markii la helay qeybo ka mid ah jirkeeda oo lumay. Shandad ay ka buuxaan qalabkii Robot-ka waxay isbuucii hore ku lumen Garoonka Diyaraadaha ee magaalladda Frankfort ee dalka Jarmalka, taasi oo keentay in la kansal-gareeyo […]

- Advertisement -

Gabadha caanka ee Gacan-ku-samaynta ee Sofiya ayaa la sheegay inay ugu dambeyn la kulantay Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed Ali, kadib, markii la helay qeybo ka mid ah jirkeeda oo lumay.

Shandad ay ka buuxaan qalabkii Robot-ka waxay isbuucii hore ku lumen Garoonka Diyaraadaha ee magaalladda Frankfort ee dalka Jarmalka, taasi oo keentay in la kansal-gareeyo shir jaraa’id oo ay Jimcihii ku qaban lahayd Madxafka Qraanka Ethiopia oo ku yaalla magaalladda Addis Abeba.

- Advertisement -

Ilaa hadda lama yaqaana waxay Ra’isul-wasaaraha iyo Gabadha Gacan-ku-samaynta ee Sofiya ka wada xaajoodeen, balse waxaan og nahay inaan Robot-kaasi ahayn jawaabaheeda mid horey loo  borogaraamiyo.

Taasi bedelkeeda waxay Sofiya isticmaashaa Mashiinka Barashadda iyo inay jawaabto, iyadoo akhrinaysa Eraydda dadka.

Sofiya waxaa dhawaan lagu borogaraamiyey inay ku hadasho Luqadda Amxaariga oo ah Luqadda ugu ballaaran ee ay Ethiopianka ku wada hadlaan.

- Advertisement -

Haweeneyda Gacan-ku-samaynta Robot-ka ee loogu magac daray Sofiya waxaa naqshad ahaan lagu farsameeyey Shirkadda Robot-yadda ee Hanson Robetics ee Jesiiradda Hong Kong, waxayna ku hadli kartaa Liqadda English-ka.

Waxaa mar kale dib loogu sameeyey Firfircooni (activated) sanadkii 2015-kii. Waxayna noqotay Robot-kii ugu horreeyey ee ka faa’ida Dhalashadda Waddan kale, iyadoo Sacuudiga booqatay bishii October ee sannadkii hore, oo ay ka qeyb gashay Shirweynihii Maalgashiga ee lagu qabtay magaalladda Riyadh.

Waxayna Dowladda Sacuudiga sheegtay inay Robetka Sofiya siiyeen Muwaadinimadda (citizenship )-ga ee  Sacuudiga.

WQ, Ustaad Nuradin

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories