HomeCaalamka(SAWIRO): Britain oo kordhinayso Taageeradda Hawlgalka AMISOM ee La-dagaalanka Alshabaab.

(SAWIRO): Britain oo kordhinayso Taageeradda Hawlgalka AMISOM ee La-dagaalanka Alshabaab.

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Dowladda Britain waxay shalay ugu deeqday Hawlgalka AMISOM ilaa 47 gaadiidka Culus, kaasi oo la sheegay in lagu kordhinayo  Awoodda ay Ciiddanka AMISOM kula dagaalami karaan Xarakadad Alshabaab. Hdaal ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in gadiidka lagu wareejiyey ay ku jiraan cagafcagafyo, Baldoosaro iyo Gaadiidka wax lagu qaadi karo, laguna dejiyo ee For […]

- Advertisement -

Dowladda Britain waxay shalay ugu deeqday Hawlgalka AMISOM ilaa 47 gaadiidka Culus, kaasi oo la sheegay in lagu kordhinayo  Awoodda ay Ciiddanka AMISOM kula dagaalami karaan Xarakadad Alshabaab.

Hdaal ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in gadiidka lagu wareejiyey ay ku jiraan cagafcagafyo, Baldoosaro iyo Gaadiidka wax lagu qaadi karo, laguna dejiyo ee For Lift-ga.

- Advertisement -

Wxaa kaloo gaadidkaasi ka mid ah gadaiidka lagu nadiifin karo Waddooyinka muhiimka ee ay Ciiddanka AMISOM adeegsadaan.

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Hawlgalka AMISOM, jeneral PAUL LOKECH ayaa sheegay in Gaadiidkaasi loo adeegsan doono Hawlgalladda ay ka wadaan magaalladda Muqdisho iyo Goballadda Koonfurta Somalia

Danjiraha Britain u jooga Somalia, David Concar oo Taliska AMISOM ku wareejiyey Gaadiidkaasi waxa uu sheegay inay Dowladiisa kala shaqeynayso AMISOM dadaalkooda ku aadan Deganaanshaha Somalia iyo sidii Nabad iyo Ammaaan loogu soo dabaali lahaa Somalia.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Kharaj dhan 5.6 million oo Giniga Ingiriiska lagu soo iibiyey Gaadiidkaais, wuxuuna u rajeeyey AMISOM inay Ciiddanka DFS kala shaqeeyaan Hawlgalladooda, si ay Ciiddanka Soomaalida u yeeshaan Awoos ay ku hanan karaan Ammanaka dalkooda.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories