HomeWararSawirro:- Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray goob adeeg caafimaad si bilaash ah loogu sameynayo...

Sawirro:- Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray goob adeeg caafimaad si bilaash ah loogu sameynayo…

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Adeegaan Caafimaad ee sida bilaashka ah loogu sameynayo qaar ka mid ah dadka danyarta ah oo qayb ka ah weyneynta koowda luulyo ayaa maanta waxaa laga sameeyay dhowr goobood oo magaalada Muqdisho ah, waxaana booqday oo dhiiri galiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Goobaha adeegga loogu sameynayay dadkaan waxaa ka mid ah Taalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Goobaha adeegga loogu sameynayay dadkaan waxaa ka mid ah Taalada dajirka dahsoon Isbitaalka Martiini oo hooy u ah naafada xoogga dalka isgooska KM4 iyo goobo kale kuwaasi oo dhammaan baaritaano loogu sameynayo dadka ka dibna daawooyin lagu siinayo .

Adeegaan caafimaad waxaa ugu deeqday dadkaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo, isagoo u wakiishay fulintiisa qaar ka mid ah dhaqaatiirta da’yarta ee jaamacadaha dalka.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah dadka ka faa,iideystay adeegaan caafimaad ee bilaashka ah ayaa ka mahad celiyay.

C/fitaax faysal oo wakiil uga ahaa madaxweynaha gaarsiinta adeegaan bulshada danyarta ayaa faah faahiyay qaabka ay u fuliyeen.

Horay ayaa adeeg kan la mid ah waxaa looga fuliyay Gobolka Banaadir, kaasi oo sidoo kale madaxweynaha dalku ugu deeqday danyarta.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts