HomeCaalamkaMuhaajiriin ay ku jiraan Soomaali oo magangelyo ka codsaday Jesiiradda Malta

Muhaajiriin ay ku jiraan Soomaali oo magangelyo ka codsaday Jesiiradda Malta

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Waaxda Socdaalka ee Malta ayaa sheegay inay 1839 Codsiyo Magangelyo-doon ah soo gaareen sannadkii hore. Codsiyadaasi oo ay Xafiiska Qaxootiga dalkaasi u soo gudbiyeen Muhaajiriin badankooda ka soo jeeda dalalka Afrika. Muhaajiriinta Liibiyaanka waxay 17.3% ka yihiin  Qaxootiga  magangelyadda ka codsaday Dowladda Malta. Sidoo kale, Muhaajioriinta Soomaalida ayaa la sheegay inay 30.9% ka yihiin Muhaajiriinta […]

- Advertisement -

Waaxda Socdaalka ee Malta ayaa sheegay inay 1839 Codsiyo Magangelyo-doon ah soo gaareen sannadkii hore.

Codsiyadaasi oo ay Xafiiska Qaxootiga dalkaasi u soo gudbiyeen Muhaajiriin badankooda ka soo jeeda dalalka Afrika.

- Advertisement -

Muhaajiriinta Liibiyaanka waxay 17.3% ka yihiin  Qaxootiga  magangelyadda ka codsaday Dowladda Malta.

Sidoo kale, Muhaajioriinta Soomaalida ayaa la sheegay inay 30.9% ka yihiin Muhaajiriinta ku sugan Malta ee codsaday Magangewlyo Caalami ah.

Muhaajiriinta ka soo jeeda dalka Syria waxay celcelis ahaaan tirade magangelyuo-doonka ka noqdeen 26.8%.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Muhaajiriinta Shisheeyaha ee codsiyadda magangelyo-doonka ka dalbaday Malta ayaa la sheegay inay 43.1%  yihiin rag ay da’doodu u dhexeyso 18 jir ilaa 34 jir.

Latest stories