HomeCaalamkaBoqorka dalka Sacuudiga oo Hambalyada Maalinta Xorriyadda u ssoo diray Madaxweyne Farmaajo

Boqorka dalka Sacuudiga oo Hambalyada Maalinta Xorriyadda u ssoo diray Madaxweyne Farmaajo

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Khaadumka Labada Xaramka Shariifaynka, ahna Boqorka dalka Sacuudiga, Boqor Salmaan Bin C/casiis Alsacuud  wax uu Khadka Telefoonka kula soo xiriiray Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ugu hambalyeeyey 52-guuradda Maalinta Xorriyadda Qaranka Somalia. Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA oo warkan baahisay waxay sheegtay inay Labada Hoggaamiye ka wada hadleen xoojinta xiriifrka labada Waddan Boqor Salmaan […]

- Advertisement -

Khaadumka Labada Xaramka Shariifaynka, ahna Boqorka dalka Sacuudiga, Boqor Salmaan Bin C/casiis Alsacuud  wax uu Khadka Telefoonka kula soo xiriiray Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ugu hambalyeeyey 52-guuradda Maalinta Xorriyadda Qaranka Somalia.

Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA oo warkan baahisay waxay sheegtay inay Labada Hoggaamiye ka wada hadleen xoojinta xiriifrka labada Waddan

- Advertisement -

Boqor Salmaan waxa uu sheegay isagoo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Dowladda iyo Shacabka Sacuudiga u rajeynayaan Nadaxweyne Farmaajo caafimaad iyo Farxad Wanaagsan iyo inay dadka Soomaalida gaaraan Horumar iyo Barwaaqo

Latest stories