HomeCaalamkaSafiiro Maraykanka ah oo shaqada ka tagaya Trump dartiis

Safiiro Maraykanka ah oo shaqada ka tagaya Trump dartiis

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Safiirka Maraykanka u fadhiya dalka Estonia James D Melville ayaa shaaciyay in uu xilkaas ka tagayo, taasna ay ugu wacantahay siyaasadaha Trump ee uu kula dhaqmayo adduunka intiisa kale, gaar ahaan Midoowga Yurub oo uu kusoo rogay canshuuro dheeraad ah. Safiiro kale ayaa sidoo kale sheegay in aysan la shaqayn karin Trump, islamarkaasna aysan matali […]

- Advertisement -

Safiirka Maraykanka u fadhiya dalka Estonia James D Melville ayaa shaaciyay in uu xilkaas ka tagayo, taasna ay ugu wacantahay siyaasadaha Trump ee uu kula dhaqmayo adduunka intiisa kale, gaar ahaan Midoowga Yurub oo uu kusoo rogay canshuuro dheeraad ah.

Safiiro kale ayaa sidoo kale sheegay in aysan la shaqayn karin Trump, islamarkaasna aysan matali karin Maraykanka iyada oo uu Trump madaxweyne ka yahay, waxaana ka mid ah safiirkii Maraykanka ee Panama u fadhiyay John Feeley iyo Elizabeth Shackelford oo Soomaaliya u qaabilsanayd Maraykanka.

- Advertisement -

Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibedda Maraykanka ayaa sheegay ayaa xaqiijiyay in danjire Jim uu xilka ka dagayo 33 sano kadib oo uu xilka hayay.

Madaxweyne Trump ayaa dhaqangaliyay canshuuro dheeraad ah oo ka dhan badeecooyinka dalalka adduunka ay u dhoofiyaan Maraykanka.

Latest stories