HomeCaalamkaMadaxda dalka Baxrayn oo Khadka Telefoonka kula soo xiririirtay Madaxweyne Farmaajo iyo...

Madaxda dalka Baxrayn oo Khadka Telefoonka kula soo xiririirtay Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Boqorka dalka Baxrayn, Xamad Bin Ciisa Al-khaliifka waxa uu Khadka Telefoonka kula soo xiriiray Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Yuusuf, Sida ay baahisay Wakaalladda Wararka Baxrayn ee Bahrain News Agency (BNA). Boqorka waxa uu Madaxweyne Farmaajo ugu hambalyeeyey Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Qaranka ee Somalia oo ku beegan bisha July 1-da.   Booqrka dalka Baxrayn waxa uu […]

- Advertisement -

Boqorka dalka Baxrayn, Xamad Bin Ciisa Al-khaliifka waxa uu Khadka Telefoonka kula soo xiriiray Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Yuusuf, Sida ay baahisay Wakaalladda Wararka Baxrayn ee Bahrain News Agency (BNA).

Boqorka waxa uu Madaxweyne Farmaajo ugu hambalyeeyey Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Qaranka ee Somalia oo ku beegan bisha July 1-da.

- Advertisement -

 

Booqrka dalka Baxrayn waxa uu Madaxweyne Farmaajo u rajeeyey caafimaad qab iyo Farxad.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Wakaalladda Wraarka ee BNA waxay sheegtay in Ra’isul-wasaaraha Baxrayn, Amiir Khaliifa Bin  Salmaan Al-khaliifa iyo Dhaxal-sugaha dalkaasi, ahna Ku-xigeenka 1-aad ee Ra’isul-wasaaraha iyo Taliye-xigeenka Ciiddamadad dalkaasi, Salmaan Bin Xamad Al-khaliif inay Khadka Telefoonkakula soo xiriireen Madaxweyne Farmaajo Ra’isul-wasaraaha Xukuumadda Federalka Somalia, Xasan Cali Kheyre, oo ay ugu hambalyeeyeen Munaasabadda Maalinta  Xorriydda Qaranka Somalia.

Xigasho:  Bahrain News Agency

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories