HomeCaalamkaLaacibka Maxamed Saalax oo farxad la wadaagay Taageerayaal soo buux dhaafshay Hoygiisa.

Laacibka Maxamed Saalax oo farxad la wadaagay Taageerayaal soo buux dhaafshay Hoygiisa.

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Taageerayaal fara badan ayaa waxay isugu soo urureen Hoyga Laacibka Maxamed Salaax, si ay isaga u salaamaan, isugu sawiraan iyo inay  bogaadiyaan. Tirada Taageerayaasha ayaa la sheegay inay marba marka ka dambeysa sii kordhayeen, iyadoo Laacibku fursad u waayey inuu ka yara nafiso Mashquulkq Qulqulka Taageerayaasha. Laacibka Maxamed Salaax oo ah Xiddiga Kooxda K/cagta Qaranka […]

- Advertisement -

Taageerayaal fara badan ayaa waxay isugu soo urureen Hoyga Laacibka Maxamed Salaax, si ay isaga u salaamaan, isugu sawiraan iyo inay  bogaadiyaan.

Tirada Taageerayaasha ayaa la sheegay inay marba marka ka dambeysa sii kordhayeen, iyadoo Laacibku fursad u waayey inuu ka yara nafiso Mashquulkq Qulqulka Taageerayaasha.

- Advertisement -

Laacibka Maxamed Salaax oo ah Xiddiga Kooxda K/cagta Qaranka Masar iyo Kooxda Liverpool ee dalka UK waxa u uniyad wanaag iyo qaabilaad u muujiyey Taageerayaasha oo aad u buux dhaafiyey hareeraha guriga uu deggan yahay.

Balse, Ciiddanka Ammaanka ayaa la sheegay inay soo fara geliyeen, isla markaana ay Taageerayaasha ku amreen inay ka kala tagaan Hoyga Laacibka Maxamed Salaax.

Wargeysyadad dalka Britain waxay wax ka qoreen Taageerayaasha badan ee so odhaweeyey Laacibka Liverpool oo dhawaan ka soo laabtay Tartanka K/cagta Adduunka ee haatan ka socda dalak Raashiya.

- Advertisement -

Websaytka Idaacadda BBC-da waxaa lagu soo daabacay  sawiradda dibadbaxyadda ballaarnaa ee ka dhacay duleedka Hoyga Laacibkaasi.

Maxamed Salaax ayaa ah Laacib iyo Xiddig caan ka ah Caalamka, waxaana lagu xusuustaa guulihii uu Kooxda Liverpool u soo hooyey, ka hor inta uusan ku dhaawacmin Ciyaartii Kama-dambeynta ee ay Kooxda Real Madrid ugu baratameen Kooxda Europe.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories