HomeCaalamkaDhageyso:-Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan oo ka hadlay Xuska 1-luulyo kuna baaqay in...

Dhageyso:-Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan oo ka hadlay Xuska 1-luulyo kuna baaqay in la joojiyo dagaalka Tukaraq

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Magalada muqisho,ayaa  waxa uu ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin dhinacyada Siyaasada,Amniga dhaqaalaha iyo dib u heshiisiinta dalka. Isaga oo Wareysi siinayey Radio Dalsan ayuu sheegay in munaasabada Caawa loo dabaal degayo ee ku beegan Sanadguuradii 58aad ee Midowgii iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Magalada muqisho,ayaa  waxa uu ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin dhinacyada Siyaasada,Amniga dhaqaalaha iyo dib u heshiisiinta dalka.

Isaga oo Wareysi siinayey Radio Dalsan ayuu sheegay in munaasabada Caawa loo dabaal degayo ee ku beegan Sanadguuradii 58aad ee Midowgii iyo Xurnimadii Somaaliya ee Sanadkii 1960 ay aad uga duwan tahay xilligii ay soo bilaabatay ee 58 Sanno ka hor.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Calanka Soomaaliya ee xidigta Shanta Geeslihi ay ku taallo uu tilmaamayo Shanta gobol ee Soomaaliya ee uu gumeysigii kala qeybiyey,markii laba gobol oo soomaaliya ka mid ah ay ku midoobeen Jamhuuriyadda Soomaaliya ay Cadaalad darri ay hareysay dowladihii dalka soo martay.

Hayeeshee markii ay soo hartay Jamhuuriyada Soomaaliya qeyb ka mid ah ay yeelatay ilaa lix Madaxweyne oo la sii kala jarjaray,waxa uuna ku baaqay halkii laga dabaaldegi lahaa in la doono Walaalaha Gobolada Waqooyi ee horseeday in la midoobo.

Wareysiga oo aad u dheeraa ayaa sidoo kale waxa uu ka hadlay daagalka deegaanka Tukaraq ee Gobolka sool oo ay isku-heystaan Maamulada Puntland iyo Soomaaliland,waxa uuna ku baaqay in dagaalkaas la joojiyo,six al waara loo gaaro.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Cadaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts