HomeCaalamkaDaacish oo soo bandhigtay Muuqaal muujinaya Shaqaale ay ku dileen Muqdisho

Daacish oo soo bandhigtay Muuqaal muujinaya Shaqaale ay ku dileen Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Iyadoo ay sii kordhayaan Sheegashadda Kooxda Daacish inay weeraro ka geystaan gudaha Somalia, ayaa waxay Wakaalladda Wararka u faafisa ee AMAQ NEWS AGENCY soo bandhigeen Muuqaal Video ah  oo muujinaya iyadoo 2 shaqaale ka tirsan Shaqaalaha Maaliyadda oo lagu dhex dilayo gudaha magaalladda Muqdisho. Muuqaalka Video-ga waxa uu muujiyey Nin hubeysan oo la shegay inuu […]

- Advertisement -

Iyadoo ay sii kordhayaan Sheegashadda Kooxda Daacish inay weeraro ka geystaan gudaha Somalia, ayaa waxay Wakaalladda Wararka u faafisa ee AMAQ NEWS AGENCY soo bandhigeen Muuqaal Video ah  oo muujinaya iyadoo 2 shaqaale ka tirsan Shaqaalaha Maaliyadda oo lagu dhex dilayo gudaha magaalladda Muqdisho.

Muuqaalka Video-ga waxa uu muujiyey Nin hubeysan oo la shegay inuu ka tirsan Kooxda Daacish oo dharaar cad Shaqaalahaas ku tooganaya  waddo ku taalla magaalladda Muqdisho.

- Advertisement -

Bilihi la soo dhaafay, Kooxda Daacish waxay soo bandhigtay Muuqaal muujinaya xubno ka tirsan Ciiddanka DFS oo ay ku dileen qeybo ka mid ah magaalladda Muqdisho iyo Degmadda Afgooye.

Afar  ka mid ah shan dil oo  bishii April 15-da ka dhacay magaalladda Muqdisho waxaa sheegatay Kooxda Daacish, balse ma jiraan caddaymo muujinaya sheegashadaasi.

Si kastaba ha ahaatee, Warbaahinta Kooxda Daacish waxay sheegteen inay ugu yaraan 13 weerar ka fuliyeen gudaha dalka Somalia sannadkan 2018-ka.

Latest stories