HomeCaalamkaAskarta Yuhuudda oo toogasho ku dishay dhallinyaro Falastiiniyiin ah.

Askarta Yuhuudda oo toogasho ku dishay dhallinyaro Falastiiniyiin ah.

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Askarta Yuhuudda waxay shalay dileen 2 dhallinyaro Falastiin oo uu mid ka mid 14-jir ahaa, iyadoo 415 kalena lagu dhaawacay Dibadbaxyo Nabadeed oo ay Reer Falastiin dhigaan Jimco kasta. Saraakiisha Cafaimaadka Falastiin waxay magacyadda Marxuuminta la dilay ku kala sheegeen Maxamed Al-xamayda oo 24-jir ahaa iyo Yaasir Abu  Al-naja oo 14-jir ah.  

- Advertisement -

Askarta Yuhuudda waxay shalay dileen 2 dhallinyaro Falastiin oo uu mid ka mid 14-jir ahaa, iyadoo 415 kalena lagu dhaawacay Dibadbaxyo Nabadeed oo ay Reer Falastiin dhigaan Jimco kasta.

- Advertisement -

Saraakiisha Cafaimaadka Falastiin waxay magacyadda Marxuuminta la dilay ku kala sheegeen Maxamed Al-xamayda oo 24-jir ahaa iyo Yaasir Abu  Al-naja oo 14-jir ah.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories