HomeCaalamkaArday Soomaali oo lala xiriirinayo Shabakadda Fetxullaahi oo lagu xiray dalka Turkiga.

Arday Soomaali oo lala xiriirinayo Shabakadda Fetxullaahi oo lagu xiray dalka Turkiga.

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Wakaalladda Wararka ee  dalkaasi (ANADOLU)  ayaa sheegtay  inay Ciiddanka Ammaanka gacanta ku dhigeen 16 Arday Shisheeye ah, kuwaasi oo lala xiriirinayo inay  xiriir la leeyihiin Shabakadda Kooxda Argagixisadda ee  Fatxullaahi (FTCO). Ardaydaasi oo la sheegay inay 10 ka mid ah Somali yihiin, 3 Jabuutiyaan, 2 u dhalatay dalka Gini iyo mid u dhashay dalka Syria […]

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka ee  dalkaasi (ANADOLU)  ayaa sheegtay  inay Ciiddanka Ammaanka gacanta ku dhigeen 16 Arday Shisheeye ah, kuwaasi oo lala xiriirinayo inay  xiriir la leeyihiin Shabakadda Kooxda Argagixisadda ee  Fatxullaahi (FTCO).

Ardaydaasi oo la sheegay inay 10 ka mid ah Somali yihiin, 3 Jabuutiyaan, 2 u dhalatay dalka Gini iyo mid u dhashay dalka Syria ayaa waxaa lagu qabtay Gobalka Mersin ee Koonfurta dalka Turkiga.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Ardayda la xiray ayaa la sheegay inuula xiriiray Ardayda shisheeyaha ee xiriirka la leh Kooxda Argagixisadad ee Fetxullaahi oo ku sugan Gobalka Mersin, waa sida hadalka loo dhigay.

Aedayda la xiray waxay  wax ka baran jireen Jaamacadda Mersin

- Advertisement -

Dhinaca kale, Boliska dalkaasi waxay baadi-goobayaan 7 kale oo qeyb ka ah Kooxda lagu eedeynayo inay xiriir la leeyihiin Sheekh Fatxullaahi Guleen oo isagu lagu eedeeyo inuu ka dambeeyey Afembigii Fahsilmay ee dalak Turkihga ka dhacay bishii July 15-dii ee sannadkii 23016-kii

Xigasho: hurriyetdailynews.com

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories