HomeCaalamkaMaxaa laga filankaraa kulanka Trump iyo Putin? Warbixin)

Maxaa laga filankaraa kulanka Trump iyo Putin? Warbixin)

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Kulan siyaasadeed oo aad loo hadal haayo una dhexeeya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, lafilayaa in dhawaan uu qabsoomo,kaasi oo noqonaya kulankoodii ugu horreeyey oo rasmi ah,waxaana ay 16-ka July ku yeelan doonan magaalada Helsinki ee caasimadda wadanka Finland. Talaabadan ayaa ka dambeysay kadib markii la-taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha Mareykanka […]

- Advertisement -

Kulan siyaasadeed oo aad loo hadal haayo una dhexeeya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, lafilayaa in dhawaan uu qabsoomo,kaasi oo noqonaya kulankoodii ugu horreeyey oo rasmi ah,waxaana ay 16-ka July ku yeelan doonan magaalada Helsinki ee caasimadda wadanka Finland.

Talaabadan ayaa ka dambeysay kadib markii la-taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha Mareykanka John Bolton uu la kulmay saraakiil sare oo ka tirsan Xukuumadda Moscow uuna ugfu horeeyo madaxweynaha Ruushka Putin, si loogu gogol xaaro kulanka.

- Advertisement -

la-taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha Mareykanka John Bolton oo kulankaasi ka hadlay ayaa yiri“Madaxweyne Trump ayaa I weydiistay inaan imaado oo aan mas’uuliyiinta Ruushka kala hadlo kulanka labada madaxweyne” ayuu yiri Bolton oo weriyayaasha kula hadlay Moscow.

Wuxuu hadalkiisa ku daray in ay jiraan waxyaabo badan oo labada hoggaamiye ay isla xalin karaan,balse waxaa uu qiray in ay jaraan waxyaabo la isku maan dhaafsan yahaya.

Kulanka ayaa ay xaqiiq tahay inuu sare usii qaadi doono isha sida goonida ah loogu hayo xiriirka Aqalka Cad uu la leeyahay dowladda Ruushka, ayada oo uu socdo baaritaan lagu hayo xiriir dhex maray ololihii doorashada Trump iyo saraakiil xiriir la leh Kremlin-ka.

- Advertisement -

Mareykanka iyo Ruushka oo kamid ah wadamada Codka Vetoga ku leh Golaha Ammaanka ee QM ayaa waxaa ay u muuqdaan kuwo siyaasad ahaan aad isaga soo horjeeda,taasi oo ah khadiyad soo jireen ah,kulankan ayaana noqonaya kii ugu horeeyay ee dhexmara labada dhinac.

Latest stories