HomeCaalamkaDuqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi oo Caawa la kulmay Jaaliyada Somaliyed...

Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi oo Caawa la kulmay Jaaliyada Somaliyed ee Turkiga

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa Caawa dalka Turkiga waxa uu kulan Casho ah kula qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed Ee ku nool gudaha Wadankaasi Turkiga. Taabit oo dhawaan gaaray turkiga ayaa dadaal ugu jira sidii waxa ugu qaban lahaa Faa’iso Sheekh Maxamed oo uu horay u balan qaaday Caafimadkeeda,ka dib markii uu  dhibaato u […]

- Advertisement -

Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa Caawa dalka Turkiga waxa uu kulan Casho ah kula qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed Ee ku nool gudaha Wadankaasi Turkiga.

Taabit oo dhawaan gaaray turkiga ayaa dadaal ugu jira sidii waxa ugu qaban lahaa Faa’iso Sheekh Maxamed oo uu horay u balan qaaday Caafimadkeeda,ka dib markii uu  dhibaato u geystay askarigii ka tirsanaa Ciidamada Maamulka Puntland.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu ku sugan yahay dalka turkiga ayaa waxa uu ka qeybgeli doonaan Munasabada 1da Luulyo oo la filayo in lagu qabto Magalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Latest stories