HomeCaalamkaAkhriso:-Wararkii u dambeeyey ee Weerar ka dhacay degmada Jilib

Akhriso:-Wararkii u dambeeyey ee Weerar ka dhacay degmada Jilib

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Warar aanu ka helnay hay’adaha amniga Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar ka dhacay maalintii Talaadada nawaaxiga magaalada Jilib lagu bartilmaameedsaday sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabab. Ilo wareedyo dhinaca amniga ah ayaa u sheegay VOA in sarkaalka la bartilmaameedsaday uu yahay Bashiir Maxamed Qoorgab oo ka mid ah madaxda dhinaca ciidanka ee Al-Shabab. Sarkaalkaasi ayaa […]

- Advertisement -

Warar aanu ka helnay hay’adaha amniga Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar ka dhacay maalintii Talaadada nawaaxiga magaalada Jilib lagu bartilmaameedsaday sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabab.

Ilo wareedyo dhinaca amniga ah ayaa u sheegay VOA in sarkaalka la bartilmaameedsaday uu yahay Bashiir Maxamed Qoorgab oo ka mid ah madaxda dhinaca ciidanka ee Al-Shabab.

- Advertisement -

Sarkaalkaasi ayaa ilo wareedyadu aaminsan yihiin inuu ka badbaaday weerarkaasi, inkastoo wararka qaar sheegayaan inuu soo gaaray dhaawac. Waxaase hay’adaha amnigu sheegayaan inuu ku dhintay weerarka dareewalkii Bashiir Qoorgaab.

Hawlgalkan ayaa la sheegay inay fuliyeen ciidamo Soomaali ah iyo kuwo ajaanib ah oo ay iskaashi leeyihiin.

Latest stories