HomeCaalamkaEthiopia oo bilowday inay Gaaska Dabiiciga ka soo saaraan meel ku dhow...

Ethiopia oo bilowday inay Gaaska Dabiiciga ka soo saaraan meel ku dhow Xuduudka Somalia

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Warbaahinta Dowladda Ethiopia ayaa shaacisay inay isbuucan bilaabayaan inay Gaaska Dabiiciga ka soo saaraan goobaha lagu magacaabo Deegaanadda Is-maamulka dadka Soomaalida ee deggan  K/galbeed ee dalkaasi. Shirkadda ku hawlan soo=saarista Gaaska Dabiiciga waxay sheegeen inay sii wadi doonaan DHawsha Sahminta ee ay ka wadaan meel ku dhow Xuduudka Somalia, isla markaana bartamaha sannadka soo socda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbaahinta Dowladda Ethiopia ayaa shaacisay inay isbuucan bilaabayaan inay Gaaska Dabiiciga ka soo saaraan goobaha lagu magacaabo Deegaanadda Is-maamulka dadka Soomaalida ee deggan  K/galbeed ee dalkaasi.

Shirkadda ku hawlan soo=saarista Gaaska Dabiiciga waxay sheegeen inay sii wadi doonaan DHawsha Sahminta ee ay ka wadaan meel ku dhow Xuduudka Somalia, isla markaana bartamaha sannadka soo socda ee 2019-ka dibedda loo dhoofin doono Gaaska Dabiiciga ee laga helay Kilinka 5-aad ee ay dadka Soomaalida ka deggaan dalkaasi.

- Advertisement -

Wasiirka Shidaalka ee Ethiopia, Motuma Mikasa oo Wareysi siiyey Wargeys ka soo baxa dalkaasi ayaa sheegay in Gaaska Dabiiciga laga soo saarayo goobaha lagu kala magacaabo Kalup iyo Hilala oo ka tirsan Deegaanka Ismaamul-gobaleedka Soomaalida ee Kilinka 5-aad.

Waxa uu xusay inay rarka shixnadaha Gaaska Dabiiiciga la sii marsiin doono dhuumaha shidaalka nasaafo dhan 700 oo Kiilomitir, si looga dhoofiyo Dekeddaha Jabuuti.

Waxa uu carrabka ku dhuftay inay doonayaan inay Gaaska Dabiiciga u dhoofiyaan dalal ku yaalla Qaaradda Asia.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts