HomeCaalamkaDowladda Soomaaliya oo casuumtay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Kenya

Dowladda Soomaaliya oo casuumtay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Kenya

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ka dib kulan gaar ah oo ay Magalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo dhigiisa dalka Kenya ayaa waxaa guddoomiyaha Baarlaamanka Kenya lagu casuumay in uu yimaado Magalada Muqdisho. Guddoomiye Senator Cabdi Xaashi, ayaa guddoonka iyo Aqalka Senate-ka Kenya u fidiyay casuumaad ayna booqasho ku yimaadaan Soomaaliya, arrintaas oo […]

- Advertisement -

Ka dib kulan gaar ah oo ay Magalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo dhigiisa dalka Kenya ayaa waxaa guddoomiyaha Baarlaamanka Kenya lagu casuumay in uu yimaado Magalada Muqdisho.

Guddoomiye Senator Cabdi Xaashi, ayaa guddoonka iyo Aqalka Senate-ka Kenya u fidiyay casuumaad ayna booqasho ku yimaadaan Soomaaliya, arrintaas oo uu Aqbalay Guddoomiha Aqalka Senate-ka Kenya Senator Kennedy Lusaka.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa dhawaan la filayaa in wafdi hordhac oo ka socda Aqalka Senate-ka Kenya uu soo gaaro Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Kulanka gaarka ahaa ayaa sidoo kale waxa ay uga wada hadleen muhiimadda ay leedahay in labada Senate (Aqal) ay is waydaarsadaan khibradaha.

Latest stories