HomeCaalamkaSawirro:-Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo Xafiis ka furatay Balanballe

Sawirro:-Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo Xafiis ka furatay Balanballe

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Hay’adda socdaalka iyo jisniyadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay Xafiis lagu qabto howlaha Hay’adda waxa ay ka furtay Magaalada Balamballe ee Gobolka Gal-gaduud.. Munaasabadda xarigga looga jarayay Xafiiska ayaa waxaa ka soo qeybgalay maamulka Dagmada , arakiil ka socotay HSJ iyo wax garadka Degmada, waxaanay dhammaantood sheegeen in  baahi weyn loo qabay howlaha ay Qaranka […]

- Advertisement -

Hay’adda socdaalka iyo jisniyadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay Xafiis lagu qabto howlaha Hay’adda waxa ay ka furtay Magaalada Balamballe ee Gobolka Gal-gaduud..

Munaasabadda xarigga looga jarayay Xafiiska ayaa waxaa ka soo qeybgalay maamulka Dagmada , arakiil ka socotay HSJ iyo wax garadka Degmada, waxaanay dhammaantood sheegeen in  baahi weyn loo qabay howlaha ay Qaranka u heyso Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda isla markaana ay uga mahadcelinayaan masuuliyiintii ka soo shaqeysay in halkaa Xafiis noocaan ah laga furo.

- Advertisement -

Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa degaanno badan oo Soomaaliya ah ka furtay Xafiisyo ka shaqeeya socdaalka, iyadoo muhiimadda siineysa Degmooyinka dhaca dhanka xudduudaha si loola socdo dhaq-dhaqaaqyada halkaasi ka jira.

Latest stories