HomeCaalamkaDowladda Ethiopia oo ka digtay qaraxyo kale oo ka dhaca dalkaasi.

Dowladda Ethiopia oo ka digtay qaraxyo kale oo ka dhaca dalkaasi.

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Digniintaasi waxaa lagu sheegay hadal-qoraal oo maanta ka soo baxay Xafiiska Madaxa Dowladda Ethiopia ugu qaabilsan Arrimaha Isgaarsiinta, Axmed Shide Qoraalka waxaa lagu xusay inay jiraan caddaymo muujinaya in Ciiddankii ku fashilmay qarixii Sabtigii hore kadhacay Addis Abeba ay maleegayaan inay qaraxyo ka geystaan qeybo ka mid dalka Ethiopia. Dhinaca kale, Ra’isul-wasaare Abiy Ahmed Ali […]

- Advertisement -

Digniintaasi waxaa lagu sheegay hadal-qoraal oo maanta ka soo baxay Xafiiska Madaxa Dowladda Ethiopia ugu qaabilsan Arrimaha Isgaarsiinta, Axmed Shide

Qoraalka waxaa lagu xusay inay jiraan caddaymo muujinaya in Ciiddankii ku fashilmay qarixii Sabtigii hore kadhacay Addis Abeba ay maleegayaan inay qaraxyo ka geystaan qeybo ka mid dalka Ethiopia.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaare Abiy Ahmed Ali waxa uu horey ugu baaqay dadweynaha inay feejignaadaan, marka ay Isku-soo-baxyo dadweyne ka jiraan Xarumaha Waa weyn ee Kaabayaasha Dhaqaale iyo inay Ciiddanka Ammaanka ku soo war geliyaan haddii ay arkaan dhaqdhaqaaqyo ay ka shakiyeen.

Sabtidii ayey ahayd markii Bam-gacmeed lagu weeraray Dibadbax ballaaran oo ka dhacay Addis Abeba, kaasi oo lagu taageerayey Ra’isul-wasaaraha Isbedel-doonka ee dalkaasi.

2 qof ayaa ku geeriyootay, in ka badan 150-kalena wey ku dhaawacmeen qaraxaasi oo loo xiray ilaa 30-qof oo lagu tuhunsan yahay inay ku lug lahaayeen.

- Advertisement -

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories