HomeCaalamkaBoqolaal Tahriibayaal la soo badbaaday iyo kuwo shil ku dhintay

Boqolaal Tahriibayaal la soo badbaaday iyo kuwo shil ku dhintay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Afhayeenka Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha dalka Liibiya, Ayuub Qaasim waxa uu sheegay inay 200 Tahriibayaal ay xalay ka soo badbaadiyeen Badda, kuwaasi oo ku sii jeeday Xeebaha Talyaaniga. Waxa uu sheegay in doonida ay la socdeen Tahriibayaasha oo ahayd nooca Alwaaxa lagu qabtay  meel ka baxsan Xeebaha dhanka Bari kaga toosan caasimadda dalkaasi  ee Tripoli. Isbuucan […]

- Advertisement -

Afhayeenka Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha dalka Liibiya, Ayuub Qaasim waxa uu sheegay inay 200 Tahriibayaal ay xalay ka soo badbaadiyeen Badda, kuwaasi oo ku sii jeeday Xeebaha Talyaaniga.

Waxa uu sheegay in doonida ay la socdeen Tahriibayaasha oo ahayd nooca Alwaaxa lagu qabtay  meel ka baxsan Xeebaha dhanka Bari kaga toosan caasimadda dalkaasi  ee Tripoli.

- Advertisement -

Isbuucan waxay Ilaaladda Xeebaha Liibiya soo badbaadiyeen in ka badan 1,100 Tahriibayaal ay ku jireen Tibaneeyo carruur iyo Haween ah.

Dhinaca kale, Boliska dalka Giriigga waxay sheegeen in gaari ay la socdeen 10 Tahriibayaal u dhashay  dalka Syria uu ku qalibmay Waqooyiga dalkaasi.

3 qof ayaa ku geeriyootay shilkaasi, iyadoo 7 kalena uu soo gaaray dhaawacyo fudud iyo kuwo culus.

- Advertisement -

Tahriibayaashaasi ayaa la sheegay inay doonayeen inay si dhuumaalaysi ah ku so ogalaan dalka Giriigga, iyadoo ay hagayeen Koox Mukhalasiin ah oo dadka u kala tahriibiya dalalka Turkiga iyo Giriigga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories