HomeWararAkhriso:- Wasiiru dowlaha Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka hor yimid dhismaha Guddigii...

Akhriso:- Wasiiru dowlaha Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka hor yimid dhismaha Guddigii uu Magacaabay Wasiirka..

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya ayaa shaciyey in uu ka soo horjeedo Guddiga Isgaarsiinta Qaranka ee uu dhawaan Magacaabay Wasiirka Wasaaradaas. War qoraal ah oo uu Wasiiro dowlaha Soomaaliya Cabullaahi Bile Nuur uu u gudbiyey Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdi Canshuur ayuu ku soo bandhigay cabashada Shirkadaha Isgaarsiinta dalka iyo maamul goboleedyada ka […]

- Advertisement -

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya ayaa shaciyey in uu ka soo horjeedo Guddiga Isgaarsiinta Qaranka ee uu dhawaan Magacaabay Wasiirka Wasaaradaas.

War qoraal ah oo uu Wasiiro dowlaha Soomaaliya Cabullaahi Bile Nuur uu u gudbiyey Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdi Canshuur ayuu ku soo bandhigay cabashada Shirkadaha Isgaarsiinta dalka iyo maamul goboleedyada ka keeneen xubnaha Guddiga Isgaarsiinta Qaran oo Hal shirkad u badan taas oo uu ogeysiiyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

- Advertisement -

Waxa uu Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ku eedeeyey in isaga iyo Wasiir ku xigeenka uusan kala tashan magacaabida Guddiga Isgaarsiinta Qaranka,waxa uuna ku baaqay in la isugu yimaado shir deg deg ah si xal looga gaaro diidmada ka timid Xeerka Isgaarsiinta Qaranka.

Waxaa kaloo uu sheegay in soo xuliyada iyo Magacaabistaas ay muhiim tahay in ay doorweyn ku lahaadaan Shirkadaha Isgaarsiinta dalka iyo Maamul goboleedyada.

Hoos Ka Akhriso Warka qoraalka ah ee Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya.

- Advertisement -

Latest stories