HomeCaalamkaMuwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa gudaha dalkaas waxaa y ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ah dadka ku ganacsada dalkaas. Muwaadin ayaa waxaa lagu dilay Magalada Derban,waxana lagu Magacaabi jiray Sheekh Xuseen,waxana dad aan la hadalnay ay sheegeen in lagu dilay irida goobtiia ganacsi. Ciidamo ka tirsan Booliska dalkas ayaa gaaray goobta dilka […]

- Advertisement -

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa gudaha dalkaas waxaa y ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ah dadka ku ganacsada dalkaas.

Muwaadin ayaa waxaa lagu dilay Magalada Derban,waxana lagu Magacaabi jiray Sheekh Xuseen,waxana dad aan la hadalnay ay sheegeen in lagu dilay irida goobtiia ganacsi.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan Booliska dalkas ayaa gaaray goobta dilka uu ka dhacay,iyaga oo qaaday meydka Marxuumka oo da’diisa lagu sheegay 57 jir.

Qaar ka mid ah Ganacsatada ayaa waxa ay sheegeen in meydka muwaadinkaas ay malinta berito ah ku aasi doonaan Qabuuraha Muslimiinta ee Magaalada Darban ee dalka Koonfur Afrika.

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa aad loogu dhibaateeyaa Ganacsatada Soomaaliyeed,iyada oo masuuliyiinta dalkaas aysan waxba ka qaban,ganacsatada ayaana kuu sheegayaa in marwalba ay welwel iyo cabsi dareemayaan.

Latest stories