HomeMaqalDhageyso:-Sidee Muqdisho looga xusay Munaasabada 26-ka June? (Warbixin)

Dhageyso:-Sidee Muqdisho looga xusay Munaasabada 26-ka June? (Warbixin)

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

58-sano guuradii kasoo wareegatay Gobanimadii Gobolada Waqooyi ayaa loo dabaal-degay,26-juun 1960 ayaa noqotay taariikh lama ilaawaan ah oo waa Markii ugu horeysay oo Calanka laga taago meel kamid ah Gayiga Somalida, neecaawda xornimadaadaas ayaana dib loo milicsaday. Aqalka Dowlada Hoose ee Fiisha Guveyrno ayaa lagu maamuusay Maalinta Xoriyada Gobolada Waqooyi maanta oo kale ayey ka […]

- Advertisement -

58-sano guuradii kasoo wareegatay Gobanimadii Gobolada Waqooyi ayaa loo dabaal-degay,26-juun 1960 ayaa noqotay taariikh lama ilaawaan ah oo waa Markii ugu horeysay oo Calanka laga taago meel kamid ah Gayiga Somalida, neecaawda xornimadaadaas ayaana dib loo milicsaday.

Aqalka Dowlada Hoose ee Fiisha Guveyrno ayaa lagu maamuusay Maalinta Xoriyada Gobolada Waqooyi maanta oo kale ayey ka xuroobeyn Gumeystihii Ingiriiska,Madaxweynaha Dalka Madaxmed C/llaahi Farmaajo,Ra’iisul Wasaare Xasan, Cali Kheyre Xubno ka tirsan labada golle ee Dowlada dad waaya joog u soo ahaa halka gobadnimada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qeybgalay Munaasabadaasi.

- Advertisement -

Muuqaal muujinaya halkankii loo soo maray Xornimada ayaana madashaa lagu soo bandhigay kaa oo muujinayay xiligaa usoo ifay dadka Somalida.

Hadaba Munaasabad lagu qabtay Aqalka dowaldda Hoose ee Muqdisho lagu qabtay waxaa Warbixin ka diyaariyey Saleemaan Xaaji Axmed Raage.

Latest stories