HomeWararSawirro:-Shan Ruux isku Qoys ah oo lagu dilay deegaan ka tirsan Shabeellaha...

Sawirro:-Shan Ruux isku Qoys ah oo lagu dilay deegaan ka tirsan Shabeellaha Dhexe

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dhimashada Shanta Ruux ayaa timid kadib markii Gaari ay la socdeen lagu rasaaseeyey deegaan lagu Magacaabo Boos dacaar oo hoostaga degmada War-sheekh ee Gobolka Shabeellaha dhexe. Maleeshiyaad hubeysan ayaa Gaariga oo ah nooca Soomaalida u taqaano HOMEY rasaas ku furay xilli uu mareyey meel u dhow deegaanka Boos Dacaar o hoostaga degmada Warsheekh,waxaana halkaasi ku […]

- Advertisement -

Dhimashada Shanta Ruux ayaa timid kadib markii Gaari ay la socdeen lagu rasaaseeyey deegaan lagu Magacaabo Boos dacaar oo hoostaga degmada War-sheekh ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Maleeshiyaad hubeysan ayaa Gaariga oo ah nooca Soomaalida u taqaano HOMEY rasaas ku furay xilli uu mareyey meel u dhow deegaanka Boos Dacaar o hoostaga degmada Warsheekh,waxaana halkaasi ku geeriyooday Shan ruux halka tiro kale ay ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Shanta qof ee rasaastaas ku geeriyootay ayaa waxay kala yihiin Afar Dhalinyaro ah oo Ilmo Adeer ahaa iyo Ruux kale oo la socday,kuwaas oo dhamaantood saarnaa gaariga la rasaaseeyey sida ay Dalsan u sheegeen dad ehel la’ah dadka geeriyooday.

Goobta uu falka ka dhacay waxaa gaaray Guddoomiyaha Maamulka degmada Balcad Qaasim Cali nuur,Guddoomiyaha degmada Warsheekh iyo Masuuliyiin kale si xal looga gaaro dhibaatada dhacday oo la sheegay in ay salka ku heyso arrimo la  xiriira aanooyin qabiil.

Dadka dhaawacmay waxaa ku jira darawalkii Gaariga oo lagu Magacaabo Xuseen Xasan Shaarax,sida ay inoo sheegeen dad ehelo la’ah dadka weerarkaas rasaaseynta ah lagu dilay,welina masuuliyiinta gaartey goobta falka uu ka dhacay kama hadlin.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo sawirada gaariga la rasaaseeyey.

Latest stories