HomeCaalamkaRa’iisul Wasaare Kheyre oo Maanta la kulmaya Madaxweynaha dalka Ruwanda

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Maanta la kulmaya Madaxweynaha dalka Ruwanda

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo safar aan horay loo sii shaacin ku tegay Shalay Gelinkii dambe dalka Ruwanda ayaa waxaa lagu wadaa in uu Maanta la kulmo Madaxweynaha dalkaas Paul Kigame. Labada masuul ayaa waxa ay ka wada hadli doonaan qodobo ay ka mid yihiin xariirka labada dal iyo sidii loo joogtayn […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo safar aan horay loo sii shaacin ku tegay Shalay Gelinkii dambe dalka Ruwanda ayaa waxaa lagu wadaa in uu Maanta la kulmo Madaxweynaha dalkaas Paul Kigame.

Labada masuul ayaa waxa ay ka wada hadli doonaan qodobo ay ka mid yihiin xariirka labada dal iyo sidii loo joogtayn lahaa taageerada baaxadda leh ee Midowga Afrika uu siiyo Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxweynaha Dalka Ruwanda ahna Gudoomiyaha Midawga Afrika iyo Ra’iisul Wasaare kheyre waxa ay isla soo qaadi doonaan arrimaha amniga,maadaama dowladda Soomaaliya ay u diyaar garoobeyso sidii ciidamadeeda amniga dalka u gala wareegi lahaayeen kuwa AMISOM.

Booqashada Ra’iisul Wasaaraha oo aheyd mid deg deg ah ayaa qaadan doonta mudo hal maalin ah,iyada oo qodobada ka soo baxa kulankooda la shaacin doono.

Latest stories