HomeCaalamkaMaxkamad ku taalla Jesiiradda Malta oo xukun ku riday Muwaadin Soomaali ah

Maxkamad ku taalla Jesiiradda Malta oo xukun ku riday Muwaadin Soomaali ah

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Muwadain Soomaali ah oo lagu magacaabo Daa’uud Sheekh Axmed ayaa shalay la soo taagay Maxkamadda, isagoo lagu eedeyey inuu Xashiis iibinayey. Eedeysanaha oo 23-jir ah waxa u uqirtay inay boliska ku soo qabteen isagoo haystay Xashiish Waaberigii hore ee isla shalay oo Axad ahayd. Garsooraha Maxkamadda waxa uu Eedeysane Daa’uud Sheekh Axmed ku xukumay Xabsi […]

- Advertisement -

Muwadain Soomaali ah oo lagu magacaabo Daa’uud Sheekh Axmed ayaa shalay la soo taagay Maxkamadda, isagoo lagu eedeyey inuu Xashiis iibinayey.

Eedeysanaha oo 23-jir ah waxa u uqirtay inay boliska ku soo qabteen isagoo haystay Xashiish Waaberigii hore ee isla shalay oo Axad ahayd.

- Advertisement -

Garsooraha Maxkamadda waxa uu Eedeysane Daa’uud Sheekh Axmed ku xukumay Xabsi 6 bilood ah, waxaana laga qafiifay Xukunkaasi oo lagu muteysan karo Xabsi 4 sanno ah.

Latest stories