HomeCaalamkaIn ka badan 80 qof oo lagu dilay Iska horimaad Beeraley ...

In ka badan 80 qof oo lagu dilay Iska horimaad Beeraley iyo Xoolaley ku dhex maray Nigeria

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Afhayeenka Boliska BALATEO ee Bartamaha dalkaasi, Mathias Tyopev, ayaa sheegay in 86 qof lagu dilay iska horimaadkaasi oo ka dhacay Gobalka kadib, markii ay dagaalameen labadaasi dhinac. Afhayeenka waxa kale oo uu tilmaamay in dagaalkaasi dhex maray Muslimiin Xoola-dhaqato ah iyo Kirishtaan Beeraley ah. Ugu yaraan 50 guri ayaa lagu burburiyey iska horimaadkaasi oo dhacay […]

- Advertisement -

Afhayeenka Boliska BALATEO ee Bartamaha dalkaasi, Mathias Tyopev, ayaa sheegay in 86 qof lagu dilay iska horimaadkaasi oo ka dhacay Gobalka kadib, markii ay dagaalameen labadaasi dhinac.

Afhayeenka waxa kale oo uu tilmaamay in dagaalkaasi dhex maray Muslimiin Xoola-dhaqato ah iyo Kirishtaan Beeraley ah.

- Advertisement -

Ugu yaraan 50 guri ayaa lagu burburiyey iska horimaadkaasi oo dhacay saqdii dhexe ee xalay.

Guddoomiyaha Gobalkaasi, Simon Bako waxa uu ku dhawaaqay Bandow socon doona 6-da maqribnimo ilaa 6-da aroornimo, waxaana la mamnuucay Dhaqdhaqaaqa Guud ee Deegaankaasi.

Dhinaca kale, Madaxweyne dalka Nigeria, Maxamadu Buhaari waxa uu ku baaqay in la joojiyo dagaalka, lana soo qabto kuwii weerarka geystay.

Latest stories