HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Hir-Shabeelle oo soo saarey Digniin ku socota Ganacsatada lacagaha siiya Al-Shabaab

Dhageyso:-Maamulka Hir-Shabeelle oo soo saarey Digniin ku socota Ganacsatada lacagaha siiya Al-Shabaab

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Kadib kulan looga hadlayay Amniga gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Baladweyne ayaa waxaa laga soo saaray qodobo ku saabsan amniga,iyada oo digniin loogu diray Ganacsatada Gobolka Hiiraan oo Maamulku ku eedeeyeen in ay lacago siiyaan Al-Shabaab. Guddoomiye ku xigeenka amniga Maamulka gobolka Hiiraan  C/raxiin Muxumed Taakooy ayaa sheegay in amniga Gobolka Hiiraan ay masuuliyad ka […]

- Advertisement -

Kadib kulan looga hadlayay Amniga gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Baladweyne ayaa waxaa laga soo saaray qodobo ku saabsan amniga,iyada oo digniin loogu diray Ganacsatada Gobolka Hiiraan oo Maamulku ku eedeeyeen in ay lacago siiyaan Al-Shabaab.

Guddoomiye ku xigeenka amniga Maamulka gobolka Hiiraan  C/raxiin Muxumed Taakooy ayaa sheegay in amniga Gobolka Hiiraan ay masuuliyad ka saaran tahay,isla markaana aysan aqbaleyn in ganacsatadu ay lacago siiyaan Al-Shabaab.

- Advertisement -

“Shabaab waa cadawga gobolka Hiiraan waayo dadka reer hiiraan ayey go’doomiyeen oo ay cunaqabateyn ku sameeyeen,sidaas darteed cidkasta oo shacabka ku dhexjirta hadana isku dayeysa in ay kobacdo dhaqaalaha Al-Shabaab lagama aqbalyo gaar ahaan gaadiidleyda u baxa dhanka Waqooyi,cid allaala cidii lagu arkaana in tallaabo sharci ah ay ka qaadi doonaan.

Tiro ka dhowr jeer ayaa masuuliyiintii soo martay Maamulka gobolka Hiiraan waxa ay soo saareen digniin ku socota Ganacsatada taas oo ay uga digayeen in aysan lacago siin Al-Shabaab balse taasi aan dhaqan gelin balse lama oga waxa ay ka bedeli doonto digniintaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiye ku xigeenka amniga Maamulka gobolka Hiiraan.

Latest stories