HomeCaalamkaXilliga la aasayo maydka Askarigii Maraykanka ee lagu dilay Somalia oo la...

Xilliga la aasayo maydka Askarigii Maraykanka ee lagu dilay Somalia oo la shaaciyey

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Ilo ku dhow Xafiiska Gaashaandhigga Maraykanka ee The Pentagon ayaa sheegay inay socdaan qabanqaabadda Aaska Milliteri loogu samaynayo Askarigii Maraykanka ee lagu dilay Iska horimaadkii ay Ciiddamadda DFS iyo kuwa Maraykanka ay Dagaalamayaasha Alshabaab kula galeen duleedka magaalladda Kismaayo. Askarigaasi oo la oran jirey Saddex Alifle Alexander W. Conrad oo 26-jir ah waxa uu u […]

- Advertisement -

Ilo ku dhow Xafiiska Gaashaandhigga Maraykanka ee The Pentagon ayaa sheegay inay socdaan qabanqaabadda Aaska Milliteri loogu samaynayo Askarigii Maraykanka ee lagu dilay Iska horimaadkii ay Ciiddamadda DFS iyo kuwa Maraykanka ay Dagaalamayaasha Alshabaab kula galeen duleedka magaalladda Kismaayo. Askarigaasi oo la oran jirey Saddex Alifle Alexander W. Conrad oo 26-jir ah waxa uu u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray weerarkii Alshabaab ee bishan June 8-dii ka dhacay Deegaanka Baar Sanguuni ee duleedka Kismaayo.

Weerarkaasi waxaa kaloo lagu dhaawacay 4 Askari oo Mraaykan ah, kuwaasi oo dhaawacooda loo qaaday dalka Kenya, balse loo sii gudbiyey Isbitaalka Taliska Guud ee AFRICOM ku leedyihiin dalka Jarmalka.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Maydka Saddex Alifle Alexander W. Conrad ayaa la sheegay in la aasi doono bishan June 30-da.

Latest stories